Haweenka Baladweyne oo noloshooda ka maareeya iibinta Cajiinka.

0
219

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool haween badan oo noloshooda ka maareeya iibinta Cajiinka

Haweenkan ayaa inta badan cajiinka dadka ugu geeya guryahooda iyadoona lacagaha la siiyo bisha marka ay dhamaato halka kuwana ay qaataan xiliga ay geeyaan.

Warkung Walioba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here