KG Oo shaacisay Tirada u soo gudbay imtixaanka qoraalka ah ee codsiga shaqada macallinimadda

0
133

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Waxbarahada, Hidaha iyo Tacalliinta  sare ee Dowlada Koonfurgalbeed ayaa soo Bandhigtay liiska macalliminta u soo gudubtay imtaxaanka qoraalka ah ee codsiga jagada macalinnimo.

Munaasabada Lagu soo bandhigayay waxaa goob jog ka ahaa Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee KG Maxamed Abdiraxiin Nuur iyo agaasime waaxeedyo ka tirsan Wasaarada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here