Dad dan yar ah oo ka faa’ideystay indha fiiqis ay fulisay Al-Kheyraad.

0
139

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruunta daaweynta indhaha Al-Khayraad ee magaalada Baydhabo ayaa bilaawday wijigii koowaad indha fiiqista sanadkaan 2023, Iyadoona ay ka faa”ideysan doonaan Bulshada ku nool Magaalada Baydhabo iyo gobolada kale ee dalka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here