Maamulka Degmada Waajid oo qabtay kulan looga hadlaayay Canshuuraha Degmada.

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Maamulka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Mudane Mohamed Yussuf Ali oo ay Wehliyaan Gudoomiye ku xigeenka Degmada Taliyaha Ururka 260 Ciidanka Xooga Dalka iyo Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada ayaa kulan Wadatashi ah la qaatay Qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Waajid.

Kulankan oo Daba socda kulamada looga hadlo Xaalada Degmada ayaa Diirada lagu Saaray bilaabida qaadista Canshuuraha si loo Xoojiyo Hirgelinta Adeegyada ay ubaahan yihiin Bulshada Magaalada Waajid.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here