Tababar loo qabtay Shaqaalaha Caafimaadka ee Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka.

0
154

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Abdulle ayaa maanta tababar u furay qaar kamid ah shaqaalaha Qaybta cafimaadka ee Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka – SoDMA .

Tabbabarkaan oo socondoono muddo tudabad ah ayaa waxaa ka faa’iideysanaya 10 dhaqtar waxayna tababarkaan ku baran donaan inta uu socdo gurmadka xaaladaha deg deg ah waxaana bixin doono siminaarkaan dhaqaatiirta ka howlgasho Isbitaalka Madiina.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here