Dhalinyarada Dhoobley oo codsaday in loo badiyo goobaha jimicsiga ee Degmada.

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhalinyaradan oo isugu jirta ganacsato iyo dhaqaatiir oo ku nool Magaalada Dhoobley ayaa galbihii iyo aroorti ku ciyaara garoonada kubada cagta ee Dhoobley iyagoona jimicsiyo kala duwan ku sameeyo halkaas si ay u dhimaan miisaankooda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here