Ciyaartoyda Dhuusamareeb Oo Sheegay in ciyaaruhu door Wanaagsan ka qaataan hormarinta Nabadda.

0
186

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Cayaaraha Kubada Cagta waa qeyb ka mid ah waxyaabah ugu muhiimsan isdhexgalka Bulshada iyo hormarinta Nabada, Dhalinyarada ciyaara kubada cagta ee magalad Dhuusamareeb ayaa waxay sheegeen in kubada cagta oo yahay mid nabada ka qeyb qataan qaar ka mid ah Dhalinyarada waxay tilmameen wax tarka Isboortiska.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here