Wasiirka Cadaalada KG Oo dahfuray Hindisaha Maxkamada Moodelka Ee Xudur

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Arimah ah Garsoorka DKGS  Xasan Cabduqaadir Maxamed oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed Xeer ilaaliyaha  guud koonfur galbeed  iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda KGS ayaa Daah furay Maxkamadaha moodelka ee degmada xuudur oo si casri ah loo  dhisay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here