Haweenka Dhoobley oo loogu baaqay qaadashada Talooyinka Caafimadka.

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar kamid ah gabdhaha ka shaqeeyo mashruuca Marwo caafimaad ee Degmada Dhoobley ayaa ugu baaqay Haweenka guryaha jooga inay Qaataan Talooyinka Caafimaad ay bixiyaan Gabdhaha ka Shaqeeya Mashruuca Marwo Caafimaad oo ah mid loogu talagalay kor u qaadista Caafimaadka Hooyada iyo Dhalaanka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here