David De Gea Oo Isku Qoray Taariikhda Premier League.

0
169

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Goolhayaha Kooxda Man United ee David De Gea ayaa gaadhay ama saftay kulankiisii 400 ee horyaalka Premier League kulankii ay Man United ka badisay Leeds United.

Goolhayaha ayaa Man United ugu soo biiray 19 milyan oo euro sanadkii 2011 isaga oo kaga soo biiray kooxda Atletico Madrid waxana uu ahaa Goolhayaha 1-aad tan ilaa wakhtigaas.

David De ayaa ciyaaray kulankiisii 400-aad ee premier League kadib markii uu ciyaaray kulankii Elland Road ee horyaalka premier League.

Bogga Rasmiga ah ee premier League ayaa David De Gea ugu hambalyeeyay rikoodhka cajiibka ah ee uu gaadhay kulankii Leeds United.

“Hambalyo Rikoodhka aad gaadhay David De Gea”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here