Kulan looga hadlayay kor u qaadida Akhriska iyo qoraalka oo Kismaayo lagu qabtay

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madasha akhriska iyo Aqoonta ee Tusmo ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay Bandhig aqooneed ku saabsan kobcinta akhriska iyo sida kor loogu qaadi karo wacyiga akhris ee bulshadeena waxaana kasoo qeyb aqoon yahano dhalinyaro iyo marti Sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here