Abaalmarino kala duwan Oo la guddoon siyay Ardeyda Iskuulka Xorgoble ee Magaalada Qardho.

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munasabado lagu abaal marinayay 27 arday oo kaalmaha hore ka galay imtixaanka sanad dugsiyeedka sanadka 2022 2023 ee dugsiga hoose, iyo dhaxe  Xorgoble ayaa lagu qabtay degmada Qardho ee gobolka karkaar waxaana munaasabada ka qeyb galay bahda wax barashada Qardho, waalidiin iyo xidhibaanada golaha deegaanka degmada Qardho.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here