Isbitaalka Degmada Warsheekh ee gobolka shabeellaha dhexe oo dib loo furay.

0
192

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka dib u heshisiinta iyo nabadeynta Hirshabeelle Cabdulahi Cumar Maxamed iyo waxgaradka degmada Warsheekh ayaa ku guuleystay in dib loo furo isbitaalka hooyada iyo dhalaanka degmada Warsheekh ee gobolka shabeellaha dhexe kadib markii in muddo ah uu xirnaa khilaaf soo kala dhax galay guddiga gacanta ku haya isbitaalka iyo maamulka degmada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here