Maqaaxi Cusub Oo Laga Furay Magaalada Baydhabo.

0
228

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maqaaxidaan Laga furay Magaalada Baydhabo Oo lagu magacaabo The Gerdan Pizza ayaa lagu iibin doono Raashiinka Fudfudud noocyadooda sida Pizza, Shuwaarma, Toortooyinka Jaalatooyinka iyo Mac-macaanada kale.

Gerdan Pizza ayaa waxaa Baydhabo ka furay dhalinyarada deegaanka, iyadoona arkay baahiyaha bulshada Magaalada Baydhabo ay u qabaan in ay helaan raashiin tayo leh.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here