Dhalinyaro ku nool magaalada Baladweyne oo la yimid hal abuur ganacsi oo ay ku shaqeystan.

0
121

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhallinyaro badan oo noloshooda ka maareeya iibinta Buskudka, Rooti, Iyo Xalwada kuwaasi oo ku kor ganacsada gaari gacano ay ku wareejiyaan mac macaankan si bulshada ay uga iibsadaan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here