Xaruun Lagu ilaaliyo Haweenka Tacadiga La kulma Oo Baydhabo Lagu Xarig jaray.

0
152

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed Marwo Fahiima Osmaan Omar oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaaradda Caddaalada iyo Garsoorka ,guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka ayaa si wada jir ah xiraga ugu jaray Xaruunta la-talinta ee daryeel Psychologycal.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here