Abaarta Ka jirta Gobolka Mudug Oo Saameyn Ku yeelatay Goobaha Waxbarashada.

0
131

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo degaano badan oo ka tirsan dowlad goboleedka galmudug ay ka jirto abaaro ay sameysay dadka iyo doonyada ayaa dadkii degaanada waxay bilaaween in ay ka barkacaan goobihii ay ku noolaayeen.

Wasiirka Wasaarada waxbarashada Galmudug Shariif Maxamed Khaliif ayaa sheegay in abaarta dalka kajirta schoolo ugu xirmeen Gobolka Mudug.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here