Maamulka degmada Gaalkacyo oo Agab ciyaareed ku wareejiyay bahda Ciyaaraha Degmadaasi

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad lagu qabtay xarunta dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo ayaa kusimaha gudoomiyaha Gaalkacyo Eng Maxamed Cabdi Cilmi ayaa waxaa agab ciyaareed ugu wareejiyay bahda ciyaaraha ee Gaalkacyo.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay xilibaano ka tirsan Golaha degaanka. Agaasimiyaal iyo maamulka ciyaaraha ee Gaalkacyo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here