Ardayda Dugsiyada Sare Oo ka hadlay Caqabadaha ka heysta kala Doorashada Kuliyadaha.

0
180

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ku nool dhalinyaro badan oo ka qalin jabisay dugsiyada sare ee ku yaala Magaalada Dhoobley dhalinyaradan ayaa u hamuun qabaa barashada kuliyadaha kala duwan ee jaamacadaha laga barto si ay hormariyaan waxbarashadooda balse inta badan Ardayda ka qalin badalata Dugsiyada Sare waxaa lasoo darso caqabado ku saabsan kala Doorashada Kuliyadaha.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here