Waalidiinta Jowhar Oo loogu baaqay in Caruurtooda geeyaan Goobaha Waxbarashada

0
142

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada jowhar ee maamul goboleedka Hirshabeele ayaa hadda waxaa ka furan iskuulaad kuwaasi oo leh fasalada hoose dhaxe iyo sare, waxaana sidoo kale jiraan iskuulo kale oo si lacag la’aan ah wax lagu baro ardada.

Dhalinyarada aqoonyanada ah ee ku nool Magaalada Jowhar ayaa waalidiinta Carruurtooda la jecayl waxbarashasda ugu baaqeen in ay geeyaan goobahaasi waxbarasho.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here