Haween Bartay xirfado Oo munaasabad loogu qabtay Magaalada Cadaado

0
131

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad ay ku qalinjabiyeen dufcaddii 7-aad ee haween bartay xirfadaha gacanta ayaa lagu qabtay magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Mac-hadka Hormarinta Haweenka ee Hibo oo soo saaray haweenka ayaa munaasad qalin jabin ah u qabtay haween bartay xirfadaha gacanta, waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug, Maamulka Degmada Cadaado, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool cadaado.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here