Magaalada Baraawe Oo Lagu qabtay Kulan Looga hadlayey Qorshaha Hormarinta Waxbarashada Degmadaasi

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Barnaamijkaan Lagu dahfurey Degmada Baraawe Ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ahaa sidii loo qorsheyn lahaa Hormarinta Waxbarashada Degmada Baraawe kaasi oo ay si wada jir ah ugu qeyb qaadanayaan Wasaarada Waxbarashada iyo Hey’adda IOM lagana hirgeliyey ilaa Taban iskuul oo ay Bulshada ka faa’ideysaneysa.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here