Barakacayaasha Dhuusamareeb Oo Ka Cabanaya Xanuuno Maqaarka ku dhaca.

0
154

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sanadihii u dambeeyay waxaa Soomaaliya ka jiray Abaaro badan oo saamaysay bulshooyin badan oo ka mid ah Barakacayaa sidoo kale dhibaatooyin caafimaad oo badan ayaa soo wajaha Barakacayaasha ku nool Dhuusamareeb oo sheegay in xanuuno maqaarka ku dhaca ay ka jiraan xeryaha ay ku nool yihiin.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here