Shacabka Degmada Guriceel oo loogu baaqay ka qeyb qaadashada horumarinta waxbarashada

0
155

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xasan Mahdi Geedi Xasan Turkey oo ka mid ah xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmada Guriceel oo dhawaan la sameeyay oo warbaahinta la hadlay ayaa ugu baaqay bulshada ku nool Degmada Guriceel iyo Maamulka Gobalka iyo cid walba oo ka qeyb qaadan karta in ay ka qeyb qaataan horumarinta waxbarashada gaar ahaan dadka reer Miyiga sideey u heli lahaayeen waxbarasho.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here