Machadka Safa Academy oo tababar u soo gabagabeeyay Ardayda dugsiyada sare ee Magaalada Baladweyne.

0
116

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gabgabeeyay tababar ku saabsan habka imtixaanada loo diyaariyo iyo sida qofka uu waqtigiis u ilaaliyo kaasoo socday muddo Afar maalmood ah, waxana tababarkan soo qaban qaabiyay maamulka iskuulka safa Academy.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here