Iskuul ay dadka degaanka dhiseen oo laga hirgeliyey deegaanka Madaraso Sheekh Maxamed ee hoos taga magaalada Dhuusamareeb.

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iskuul ay dadka degaanka dhiseen ayaa laga hirgeliyey deegaanka Madaraso Sheekh Maxamed ee hoos taga magaalada Dhuusamareeb ee dowlad goboleedka galmudug.

Deegaanka Madaraso Sheekh Maxamed oo dhigan doonaan dadka degaanka ayaa waxaa soo dhaweeyey waalidiinta carruurtooda baahan in wax loo baro.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here