In ka badan 90 arday Oo ka qalin jabisay jaamacadda Baladweyne .

0
249

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)In ka badan 90 Arday oo baratay kuliyadaha kala duwan ee jaamacada Baladweyne ayaa xaflad qalin jabin ah loogu qabtay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana ka qeyb galay xaflada qalin jabinta mas’uuliyiin ka tirsan wasaarada waxbarashada Hirshabelle, maamulada jaamacadaha, bahda waxbarashada iyo marti Sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here