Maamulka Degmada Sallaxleey oo dhagax dhigay wado cusub

0
177

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Dawladda Hoose ee Degmadda Sallaxley ayaa Dhagax dhigay Waddo Cusub oo dhirirkeedu uu dhanyahay 3 kilo mitir , wadadan ayaa Isku xidhi doonta Koonfurta Iyo Barigga Degmadda Sallaxley.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here