Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhalinyarada soomaaliyeed ayaa sanadahaan waxay ku soo badanayaan isticmaalka aaladaha kala duwan ee buraha bulshada,iyagoona waxyaabo badan ay ku soo bandhigaan.
Qaar ka mid ah ayaa u isticmala in ay ku soo bandhigaan ganacsigooda, bilicda deegaankooda iyo waxyaabo kale oo horumarka degaanka ku saabsan.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera