Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masuuliyiinka ka tirsan Hay’adda Amoud Foundation oo hogaaminayo xiriiriyaha hey’ada ee geeska afrika pro axmad cabdi ismanciil ayaa kormeeray isbitaalka al-xayaat ee magaalada boorama oo ay kasocoto qaliino caafimaad oo bilaash ah oo ay maal gilisay Hay’adda Amoud Foundation loona sameynayo dadka danyarta ah ee aan awoowin in ay iska bixiyaan lacagaha qaliinka ee ku dhaqan boorama iyo nawaaxigeeda.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera