Dad danyar ah oo ku nool deegaanka Buulo-gaduud ee Jubbaland oo lagu wareejiyay guryo loo dhisay

0
132

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Barakacayaasha iyo Qaxootiga Jubbaland ayaa dadka danyarta ah oo ku nool deegaanka Buulo-gaduud ku wareejisay 500 guri oo aay hay’ada dhistay waxaana madasha lagu wareejinayey guryaha goobjoog aha mas’uuliyiinta deegaanka iyo qaar kamida mas’uliyiinta Hay’adda Barakacayaasha iyo Qaxootiga Jubbaland.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here