Wasaaradda Waxbarashada XFS oo Muqdisho ku soo geba-gabeysay kulan ku saabsan dib u eegista Buugaagta Waxbarashada dalka

0
140

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirka wada-tashiga iyo ansixinta Buugaagta Waxbarashada Aas-aasiga ee Dag Dagg ah Oo malmahaan ka socday Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay Madax ka kala socotay Wasaaradda Waxbarashada, wasaaraddaha Maamul-gobaleedyada, Dalladaha Waxbarashada iyo xubno ka socday shirkadaha daabacaadda.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here