Deegaanka Balli-canyaale ee hostagga Guriceel Oo laga hirgeliyay Iskuul dadka deegaanku ay si isku tashi ah ku dhisteen.

0
139

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Balli-canyaale ex Bilcille oo hostagga Dagamada Guriceel ee gobalka galgaduud ayaa laga hirgeliyay Iskuul dadka deegaanku ay si isku tashi ah ku dhisteen waxaan hergaliyay iskuulkaan dalada qeyriga ee baraaruga oo ay ku midaysanyahiin dhalinyarada waxabartay ee dagmada guriceel.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here