Ardeyda wax ka barata Jaamacada koonfurta Soomaaliya Oo u fadhiistay imtixaanka Semester dhamaadka ee jaamacada.

0
200

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ardeyda wax ka barata jaamacada koonfurta soomaliya ee Magalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxey u fadhiisteen imtixaanka semester dhamaadka ee jaamacada 2022-2023.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here