Goobaha lagu qurxiyo Dumarka ee Magalada Baydhabo oo fursado Shaqo Abuur u noqotay Gabdho badan.

0
287

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Goobaha lagu quruxiyo dumarka ee ku soo badanaya ayaa fursada shaqo u noqotay gabdho badan degaanka ku nool ayagoo ay iskugu jiraan kuwo xirfad u lee wax yaabaha shaqadooda ay tahay si ay u maareyaan nolashooda.

Xabso Cali oo ka mid ah milkiilaha five istaar ayaa ka warbixsay wax yaabaha ay u qabato Xaruuntood oo dumarka lagu qurxiyo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here