Xarunta Gurmadka Deg Degga ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Oo Baydhabo lagu dhagax dhigay.

0
149

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Kgs Wasiir Abdinasir Abdi Arush oo ay wehliyaan Wasiiradda Wasaaraddaha Beeraha, Howlaha-Guud,Gudoomiyaha Degmada Baydhabo iyo Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka (Sodma) ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay Xarunta Gurmadka deg degga ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here