Gudoomiyaha Gobolka Jubada hoose oo kulan la qaatay madaxa mashaariicda Hay’adda GIZ

0
173

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Gobalka Jubbada Hoose Xasan Cabdi Guure aya kulan la Qaatay Madaxa Mashaariicda Hay’ada GIZ, Kulanka ayaa intii uu socday waxaa Diirada Lagu saaray waxyaabaha Hortabinta Leh ee ay Labada Dhinac Kawada Shaqaynkaraan waxaana La islasoo qaatay Waxyaabihii u Qabsoomay mudadii ay Hay’adu kashayamnaysay Hormarinta Mashhaariicda Gobalka Jubbada Hoose.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here