Maamulka Degmada Dhuusamareeb Oo jaaliyadda Galmudug ugu baaqay inay ka qayb qaataan hormarinta caasimada Galmudug.

0
136

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulanka oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Degmada Dhuusa mareeb ee Galmudug waxaa ka soo qeyb galay laba gole ee Maamul gobaleedka Galmudug islamarkaasina qeyb ay ka ahaayeen qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana looga hadlaayay horumarinta caasimada Galmudug.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here