Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle Oo Hey’adda MSF kala hadashay Xaalada Caafimaad ee dadka Barakacayaasha Jowhar ku nool

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mas’uuliyiinta wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa soo dhoweyay wafdi ka socday hey’adda MSF. Wafdigan ka socday hey’adda MSF ayaa booqday xarumaha caafimaad sida Imc Waxa ay sido kale booqasho ku tageen xeeryaha barakacyaasha Magaalada Jowhar.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here