Dadka baahiyaha gaarka qaba ee ku nool Dhoobley oo codsaday in la caawiyo.

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah Bulshada ku nool degaanada Soomaalida  waxaa ay yihiin dad qaba baahiyaha gaara una baahan in siyaabo kala duwan looga caawiyo dhibaatooyinka soo wajaha xiliyada qaar.

Dadka naafada ah ayaa inta badan helin daryeel iyagoona qaar kood ay nolasha caqabado badan kala kulmaan Dadkan baahiyaha gaarka ah ee ku nool Deegaanka dhoobley ayaa sheegay in aysan helin waxyaabaha nolosha aasa aasiga u ah ayna u baahanyihiin garab istaag.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here