Deeq lacageed oo dhan 70 kun oo doolar oo lagu wareejiyey Maamulka Dawlada hoose ee xaafada Gacan libaax ee Hargeysa

0
118

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudiga horumarinta xaafada Aw-aadan ayaa deeq lacageed oo dhan 70.00kun dolar ku wareejiyey Maamulka Dawlada hoose ee Dagmada Gacan libaax Somaliland deeqdan lacageed ayaa loogu tala galay dhismaha Wadada isku xidha Xaafada Aw-aadan iyo Wadada Labada Boqol.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here