United Vs Bournemouth : Kooxda Ten Hag Waa Garanayaan Sida Loo Garaaco Kooxda Martida Ah

0
134

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Man United ayaa kulankaan galeysa iyadoo dareensan in taraiikh ku leeyihiin kulamadii hore ee labada dhinac
Xogta Kulanka

*Manchester United ayaa badisay 7 ka mid ah 10-kii kulan ee Premier League
ee ay la yeesheen Bournemouth hal bar bar dhac iyo laba guul darro ayay wataan

*Bournemouth ayaa laga badiyay sideed ka mid ah sagaalkii kulan ee ay marti u ahaayeen
Manchester United dhammaan tartamada, marka laga reebo hal kulan oo ay ku hishiyeen min hal gool kaasi oo ahaa horyaalka waxa uuna dhacay March 2017-kii

Bournemouth waligeed kuma badin meel ka baxsan garoonkeeda kulamada horyaalka ah oo ay la ciyaartay kooxaha magaalada Manchester , laba bar bar dhac iyo 12 guul darro ayay wataan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here