Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Haweenka Arrimaha Qoyska, iyo Xuquuqul Insaanka KG ayaa tababar u furtay Haween ka tirsan Booliska gar yaqaanada iyo ururada Bulushada,kaasi oo diirada lagu saarayay sida lagu xoojinayo ilaalinta Xuquuqul Insaanka
warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi