Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar kamid ah dadka muxsiniinta ah ee ku nool Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, ayaa waxey xaafadda Holwadaag Ku booqdeen gabar jirta 7bilood oo laxanuunsan waxyaabo kaga Soo baxay Isha.
Iyadoo jirta 3 bilood ayaa laxanuunsatay isheeda sida ay Noo sheegeen gabarta waalidkeeda oo hadda maalin Iyo habeen la Soo jeedaan
Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera