Dugsi Qur’aan cusub Oo laga hirgiliyay xaafada Kooshin ee Baladweyne.

0
151

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan oo lagu daahfurayay dugsi cusub ee lagu baran doon qur’aanka kariimka islamarkaana laga hirgeliyay xaafada Kooshin ee maagalada Baladweyne ayaa waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah bulshada xaafadda,Culimaa’udiin iyo marti sharaf kale iyadoo lacagta lagu dhisay dugsigan ay bixyeen Muxsiniin ku nool dalka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here