Gudoonka Waxbarashada Degmada Wanlaweyn Oo Ka hadlay Hormarka Waxbarasho ee degmadaasi.

0
145

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Aqoonta waa Iftiinka Noolasha, Bulsha Walbo Dunida ayna joogna Qarnigaan 21aad Waxay u sii socdaan inay Wax Bartaa.

Degmada Wanlaweyn Ee Gobolka Shabbeelada hoose waxaa ka jira Hormaro Waxbarasho taasi oo ay Iskuulada ku soo Badanayaan Ardayda halka ay socoto tartamo Dhinac aqoonta ah waxana sidaasi Radio Arlaadi u sheegay Maxamed Ahmed Muxudiin oo ah Gudomiyaha Waxbarshada Degmadaasi.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here