Tababarka ku saabsan tebinta sheekooyinka la xiriira isbedalka cimilada iyo deegaanka Oo ka Furmay Baydhabo

0
161

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo ka furmay Magaalada Baydhabo ayaa ku saabsanaa tebinta sheekooyinka la xiriira isbedalka cimilada iyo deegaanka taasi oo soo qaban qaabisay Media Woman Network oo taageero ka heleysa Xafiiska Howlgalka Taageerida Qaramada midoobay ee  Soomaaliya.

Tababarka ayaa ka qeyb galay Wariyaal ka kala socday Xaruumaha warbaahineed ee kala duwan ee Magaalda Baydhabo ee xaruunta gobalka baay iyo dadka u ololeeya arimaha deegaanka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here