Warbixin Ku Saabsan Xuska Maalinta Macalinka Soomaaliyeed Oo Maanta Loo Dabbaal degayo.

0
246

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maanta waa 21-ka Novembar waxayna ku beegan tahay Maalinta macalinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel ay Soomaali joogtaba laga xuso.

21-ka Novembar waa maalin u gooniya Macalimiinta Soomaaliyeed waxaana maanta oo kale dowladdii Kacaanka ee Jaalle Maxamed Siyaad Barre dalka ka dhici jiray munaasabado waa weyn oo lagu weynaynayo ahmiyadda uu leeyahay Macalinka Soomaaliyeed, oo maanta sidii hore aan qiimo u lahayn, taasoo sababtay bur burka iyo fowdada dalku uu madaxa la galay.

1974-tii bishii November 21-keeda ayaa loo aqoonsaday maalinta macalinka waxaana shacabka Soomaaliyeed iyo dowladdii Millateriga ahayd ay si wadajir ah u muujin jireen muhiimadda uu macalinku leeyahay.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here