Madaxweynaha KG Oo dhagax-dhigay Xaruunta dhalinyarada ee Degmada Baraawe.

0
161
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Gudoomiyaha Gobalka Shabeelda Hoose, Wasiirka Dhalinyarada Kg iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Koonfur Galbeed ayaa waxay ka qeyb qaateen Dhagax-Dhigay Xaruunta dalinyarada Degmada Baraawe.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here