Wasaarada Caafimaadka KG Oo Gaariga Gurmadka Deg Dega ah Ku Wareejisey Maamulka Isbitaalka Ceelbarde

0
130

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka mudane Cusmaan Cabdi Muuse oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Cabdi Cali Dogey oo maalmahan safar shaqo ku jooga Degmada Ceelbarde ayaa gaari gurmadka deg dega ah ku wareejiyay maamulka Isbitaalka Degmada Ceelbarde oo loogu talagalay in loogu adeego bukaanka gaar ahaan hooyada iyo dhalaanka.

Warkung Waliba Nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here